Facebook Muxuu Saamayn Ku Leeyahay Bulshadda Dhexdeeda (dhegayso)

Facebook Muxuu Saamayn Ku Leeyahay Bulshadda Dhexdeeda (dhegayso)

Inta Badana Baraha Bulshadda ay ku kulanto sida Facebook ayaa looga fa ‘iidaysta dhinacyo kala duwan ,iyado hadda ay aad ugu badanyihiin dhalinyaradda ,kuwaas oo uga hadla waxyaabaha taagan ee u baahan in laga hadlo ,dhinaca kalena waxaa jira in uu Af-Somaaliga uu ilaawo qoristiisa qofka ku mashquulaya isticmaalka Baraha Bulshadda.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo Garowe ku Sugan Ayaa Warbixin kadiyaarisay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com