Duqii magaalada Buuhoodle, Alle ha u naxariistee Xuseen Dacwi Ducaale ayaa caawa dar Alle ugu geeriyooday Buuhoodle, lana sheegay in uu wadnaha istaagay.

Buuhoodle, May 19 – Alle ha u naxariistee, waxaa caawa si kedis ah u geeriyooday Duqii magaalada Buuhoodle Xuseen Dacwi Ducaale. Marxuumka ayaa salaadii magrib kadib loola cararay cisbitaalka guud ee magaalada Buuhoodle, lana sheegay in uu wadnuhu istaagay.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com