Duqa magaalada Galkacyo oo ka xog warramay dayactirka garoonka kubadda cagta & wadada cirjiife ee madaarka Galkacyo.

Galkacyo, Jan 08 – Duqa magaalada Galkacyo, C/raxmaan Maxamuud X. Xasan ayaa tafaasiil ka bixiyey 2 mashruuc oo horumarineed oo maanta la dhagax dhigay. Dhismaha wadada isku xirta magaalada & madaarka Galkacyo iyo dayactir lagu sameeyo garoonka kubadda cagta ee magaalada Galkacyo …

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com