HomeUncategorized

Duqa cusub ee magaalada Qardho oo xilkii la wareegay & Duqii hore oo la dardaarmay hogaanka cusub iyo golaha deegaanka.

Qardho, Sept 04 – Maxamed Siciid Ciise, Duqa cusub ee magaalada Qardho ayaa xilkii kala wareegay Duqii hore Cismaan Buux Cali. Md. Cismaan Buux oo ka hadlay munaasabada xil wareejinta ayaa tafaasiil ka bixiyey waayihiin hogaanka magaalada Qardho … Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Wada-hadlisiinta siyaasiyiinta Laas-Caanood iyo Buuhoodle.
Wasiiro ka tirsan Dowladda Somaliya oo Booqday Dadkii ku dhaawacmay weerarkii wasaaradda Waxbarashada
Haamihii Shidaalka Somalia oo Dib loo Furay

Qardho, Sept 04 – Maxamed Siciid Ciise, Duqa cusub ee magaalada Qardho ayaa xilkii kala wareegay Duqii hore Cismaan Buux Cali. Md. Cismaan Buux oo ka hadlay munaasabada xil wareejinta ayaa tafaasiil ka bixiyey waayihiin hogaanka magaalada Qardho …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: