HomeUncategorized

Dr. Fatima Xuseen oo aan ka waraysanay barnaamijka daryeelka & caafimaadka xoolaha laga dhoofiyo maxjarka Bossaso.

Garowe, June 19 – Dr. Fatima Xuseen oo ka mid ah dhakhaatiirta wasaaradaha xanaanada xoolaha ee Puntland ayaa ka xog warrantay tayayka, daryeelka & caafimaadka xoolaha, gaar ahaan barnaamijka shahaada siinta xoolaha ka dhoofaya maxjarka Bossaso. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Gobolka Sool oo galabta ka badiyey Nugaal, kana reebay tatranka ciyaaraha Puntland.
Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo uga qayb-galay xaflad ay ku Qalin-jabinayeen arday ka baxday Jaamacadda Bariga Africa
DHEGEYSO-Madaxweynihii dowladdii KMG ee Soomaaliya oo kahadlay Muranka Badda.

Garowe, June 19 – Dr. Fatima Xuseen oo ka mid ah dhakhaatiirta wasaaradaha xanaanada xoolaha ee Puntland ayaa ka xog warrantay tayayka, daryeelka & caafimaadka xoolaha, gaar ahaan barnaamijka shahaada siinta xoolaha ka dhoofaya maxjarka Bossaso.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: