Wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo aan ka waraysanay natiijada kulamo ka dhacay Buuhoodle, Cayn.

Buuhoodle, June 18 – Wasiirka kalluumaysiga & khayraadka badda ee Puntland Maxamed Faarax Adam oo in dhawaale ku sugnaa gobolka Cayn ayaa ka xog warramay xaalada gobolka Cayn, iyo kulamo ay la yeesheen Issimada iyo indheergaradka gobolka Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com