Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan qaabkii uu u dhacay qaraxii kXaruunta Dowladda hoose ee Xamar

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan qaabkii uu u dhacay qaraxii kXaruunta Dowladda hoose ee Xamar

Dowladda Somaaliya ayaa war cusub ka soo saartay qarixii ismiidaaminta ahaa ee dhawaan ka dhacay aqalka dowladda Hoose ee Magaaladda Muqdisho.

“nafteed haligtadu waxay ku tagri fashay caadifada madaxda maadaama ay ahayd qof naafo ah.” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay dawlada oo looga hadlay qaraxii ka dhacay xarunta dawlada hoose.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com