HomeUncategorized

Dowladda Puntland oo Rag Al-shabaab ka tanaasulay ku soo bandhigtay Bosaaso

Isniin, Juun 22, 2015 (Daljir)_Laba wiil oo walaalo ah oo katirsanaa Al-shabaab ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari , iyagoo ka faa\'iidaysanaya cafiska madaxwaynaha Puntland uu u ufidiyay dhalinyarada kasoo goosta Al-shabaab.

Shir lagula xisaabtamayay Hayadaha dowaladda oo Garowe lagu so Gaba-Gabeeyay
(DHAGEYS) Shacabka Gobalka Gardafu oo ka hadlay Xiritaanka Radio Daljir
Warbixin ku saabsan xaaladda dhaqan, dhaqaale, waxbarasho, caafimaad iyo midda ammaan ee Buutinle.

Isniin, Juun 22, 2015 (Daljir)_Laba wiil oo walaalo ah oo katirsanaa Al-shabaab ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari , iyagoo ka faa\’iidaysanaya cafiska madaxwaynaha Puntland uu u ufidiyay dhalinyarada kasoo goosta Al-shabaab. 

Raga lasoo bandhigay ayaa lagu kala magacaabaa Yuusuf Axmed Xasan Filfil iyo Yaasiin Axmed Xasan Filfil , gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhado ayaa madasha kuso dhoweeyey dhalinyaradan horay uga mid ahaa Al-shabaab ee soo goostay.

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay dowladda Puntland isku soo dhiibaan rag ka soo goostay al-shabaab-ta ka dagaalanta buuraha Gal-gala.

By: Maxamuud Cabdi

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: