HomeUncategorized

DHAGAYSO: Hawlgalo Amni sugid ah oo ka socda Magaalada Garoowe

Isniin, Juun 22, 2015 (Daljir)_Saaka illaa galabnimadii shalay waxaa Garoowe dhexdeeda laga maqlyay daryanka rasaas kale nooc ah, taasi oo si wayn looga maqlyay guud ahaanba xaafada magaalada. rn

DHEGEYSO-Jubbaland oo sheegtay in Alshabab 400 oo neef dishey.
DHEGEYSO-Wasiirka warfaafinta Jubbaland oo waraysi dheer siiyey Daljir.
Media Freedom Under Attack in Somalia
Isniin, Juun 22, 2015 (Daljir)_Saaka illaa galabnimadii shalay  waxaa Garoowe dhexdeeda laga maqlyay daryanka rasaas kale nooc ah, taasi oo si wayn looga maqlyay guud ahaanba xaafada magaalada. 
 
Guddoomiyaha gobolka Nuugaal C/llaahi Aw-Ciise  oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka waramay hawlgalka socda. Wuxuuna sheegay in rasaastu ay si khaldan u dhaceen.
 
Guddoomiyuhu wuxuu si kulul u sheegay in ammaanka aanan cidna looga haybaysanaynin, isla markaan ay sii soconayaan hawlgalada amni ee ka socda gudaha caasimada Puntlnad ee Garowe.
 
Hoos ka dhegayso hadalka Gudoomiyaha
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: