Dowladda Kenya oo sheegtay in Saraakil Katirsan Shabaab inay dileen

Dowladda Kenya oo sheegtay in Saraakil Katirsan Shabaab inay dileen

Saraakisha Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegey in ay dileen dagaalamayaal ka tirsan ururka al-Shabaab ayna sidoo kale saanado ciidan ku soo qabteen, howl gal ay ciidankoodu sameeyeen.

Sido kale Afhayeen u hadlay ciidamada, oo lagu magacaabo David Obonyo, ayaa sheegey in howlgalka oo ka dhacay deegaannada keymaha Boni iyo Bodhey ay ku dileen shan Nin oo ka tirsaneyd ururka al-Shabab.

Waxa uu Obonyo sidoo kale sheegey in ay ku soo qabteen howl galkaasi lix qoryaha AK47, 321 rasaas, iyo seddex bam gacmeedyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com