Shirki Madaxda Maamul gobaleedyada oo Maanta lasoo Gabagabeeynayo

Shirki Madaxda Maamul gobaleedyada oo Maanta lasoo Gabagabeeynayo

Waxaa lagu wadda maanta oo salaasa ah in magaaladda kismaayo ee xaraunta jubbaland lagu soo gabagabeeyo shirkii madaxda maamul gobaleedyada kaas oo labo maalmood kasocday kismaayo.

Shirkan ayaa laga soo saari doona warmurtiyeed ,waxaana madaxda ku shirsanaa kismaayo ay kawada hadlayeen ayahooda ,iyago ku taliyeey madaxda maamuladda in sanadkiiba mar ay isku yimadaan madaxda maamuladda si looga wadda hadlo arrimaha taagan.

Lasoco wixii kuso kordha insha allaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com