Wasiirka wasaarada gaashaandhiga ee dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo waxa uu ka daahfuray xarun ay dowladda Britain ku tababari doonto ciidamada xooga dalka.

hadaba maxay ka dabadali doontaa xaruntan hab dhaqanka ciidamada iyo tababarada kala duwan ee la siiyo oo aysan waxba iska badalin sida dhowr jeer oo hore la arkay hab dhaqankooda?

warbixintan waxaa diyaariyay wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *