Doon ku soo jeeday Bossaso, una rarrayd ganacsato reer Puntland ah, oo ku degtay meel 130 mayl u jirta Bossaso.

Bossaso, July 05 – Doon u rarrayd ganacsato reer Bossaso ah, kana soo shiraacatay dalka Cumaan ayaa ku degtay meel u jirta Bossaso 130 mayl. Laba saxiimadood ee gargaarka deg deg ah ayaa ka baxay Bossaso si ay u badbaadiyaan 14 qof oo la socday doonta, una dhashay Pakistan. Doonta oo la sheegay in ay u degtay cillad farsamo iyo dabaylo xoogan oo ku dhuftay ayaa siday shamiito ay leeyihiin ganacsato reer Bossaso ah …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com