Dhir beerista iyo Magaaladda Jigjiga (Sawiro)

Dhir beerista iyo Magaaladda Jigjiga (Sawiro)

Waxaa ka bilowday degaanada dowlad degaanka somaalida Itoobiyadhir beeris,iyado dadka lagu gubaabiyeey inay muwaadin kasta gurigiisa uu ku beeri dhir.

dhirtan ayaa lagu beeraya deegaanka soomalida 16,000,000 milyan (lix iyo toban milyan) oo geed.halka maanta qorshaysan tahay in deegaanka laga beero 1,000,000 geed.

Malmahan waxaa si qurux badan ayay uga socotaa dhirbeeristu deegaanka iyada oo abaaro 6:00 subaxnimo ay ka bilaaban tahy caasimada deegaanka ee jigjiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com