Madaxweyne deni oo caawa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Barlamaanka DFS (Daawo)

Madaxweyne deni oo caawa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Barlamaanka DFS (Daawo)

Madaxweynaha Puntland siciid Cabdulaahi deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa caawa hoyga uu Garoowe ka dagay Guddoomiyaha Barlamaanka somaaliya Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxmaan salaan ugu tagay.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com