
Madaxtooyada Puntland ee Garoowe xalay waxaa ka dhacday Munaasibad balaadhan oo lagu soo dhoweynayey Wufuuda ka qayb gelaysa Shirka wada tashiga Dawlada Federalka iyo maamulada dalka kajira, Munaasibada waxaa khudbado kala duwan ka jeediyey masuuliyiin kala duwan.
Dhegayso Khudbadii Islaan Ciise Islaam Maxamed
Dhegayso Khudbadii Shariif Xasan Sh Aadan madaxweynaha Koonfur Galbeed
FAALLOOYIN & FALCELIN