Dhalinyaro is-Xil qaamay oo Guddiga Gurmadka weerarkii Zoobe ku wareejiyay dhaqaalle (dhegayso)

Dhalinyaro is-Xil qaamay oo Guddiga Gurmadka weerarkii Zoobe ku wareejiyay dhaqaalle (dhegayso)

Dhalinyaro is abaabulay ayaa lacago ay kasoo auruuriyeen qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Bosaso waxaa ay maanta ay ku wareejiyeen guddiga gurmadka dadkii ku waxyeeloobay weerarkii musiibada ahaa ee Soobe, kadib kulan kadhacay magaalada Bosaso.

Mohamed Abshir Warsame iyo Musdalifo Cabdirisaaq Siciid oo ka mid ah dhalinyaradii is abaabushay ayaa dareenkooda weerarka ay ku yeelatay iyo dhaqalaaha ay aruuriyeen uga waramay Maxamud Cabdi Ibrahim.

Dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com