Wasiirka Amniga DFS oo sheegay in Dad loo Xir Xiray Qarixii Zoobe (dhegayso)

Wasiirka Amniga DFS oo sheegay in Dad loo Xir Xiray Qarixii Zoobe  (dhegayso)

Xukaumadda Somaaliya ayaa xalay sidaad lasocoteen war kaso saartay Qarixi zoobe ,iyado durba bilowday baaritaan .

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad loo xiray Qaraxii 14-kii Bishaan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Muqdisho.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in Hay’addaha Amniga ay hayaan xog ku saabsan Qaraxii Zoobe, islamarkaana dhawaan ay soo bandhigi doonaan.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com