
Jimco, September 25, 2015 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamij gaar ah o ku saabsan shirkii wada tashiga ee lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho.
Puntland waxaa shirka uga qayb-galay madaxweyne Gaas iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ,waxaana wariye Jamaal Faarax oo jooga Bosaaso uu la xiriiray madaxweynaha ,isla markaana weydiiyay su\’aalo ku saabsan shirka.
Dhagayso
FAALLOOYIN & FALCELIN