HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir April – 19 – April – Wariye Xassan Haykal Studio Daljir Boossaaso

Boossaaso, 19 - April - 2016 - Barnaamijka fiidnimno ee caawa iyo daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljri xarunteeda Boosaaso, waxaa caawa barnaamijka idinla socodsiinaya wariye Xassan Haylka, waxaana qodobada aad ku maqli-doontaan ka mid ah.

Hay?adda UNECO oo walaac ka muujisay xaaladda warfidiyeennada Soomaaliyeed.
Caawa iyo Daljir, Axad, April 28, 2013, Cabdifataax Cumar Geeddi (Daljir Galkacyo)
Puntland oo cambaaraysay weerarkii Somaliland ay kusoo qaaday Buuhoodle.
Boossaaso, 19 – April – 2016 – Barnaamijka fiidnimno ee caawa iyo daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljri xarunteeda Boosaaso, waxaa caawa barnaamijka idinla socodsiinaya wariye Xassan Haylka, waxaana qodobada aad ku maqli-doontaan ka mid ah.
 
Dowladda Puntland oo deeq waxbarasho u heshay maxaabiista xabsiyada Puntland ku dhaqan.
 
Kooxo hubaysan oo 5 carruur ah iyo haweenay da’ ah dab ku qabad-siiyay deegaan ku yaala gobolka Shabeellada Hoose
 
Dabaylo xooggan oo laga dareemayo deegaan-xeebeedyo ka mid ah koonfurta Soomaaliya
 
Guddiga abaaraha Puntland oo laguddoonsiiyay deeq lacageed
 
DF oo maantay si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay joojisay fiisii dalka Suudaan Iyo qodobo kale:
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: