HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Axad, April 28, 2013, Cabdifataax Cumar Geeddi (Daljir Galkacyo)

Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud & Wafti uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey Garoowe, Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Soomaaliya la isugu keeni karo nidaamka Federalka oo keliya, Aqoon yahano ka hadlay muhiimadda booqashadda Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud, Fidinta diinta Christain ka iyo kufsiga haweenka oo kusoo badanay Somaliland,

Maxkamada ku taala Scotland oo Nin Somali ah ku Heshay danbi Dil ah
Madaxweyne Uhurru oo si kulul ugu hadlay afduubka dhadhaab loogu gaysto muwaadiniinta Kenya
Puntland oo hay’ada qaramada midoobey kala hadashay arrimo muhiim ah.

Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud & Wafti uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey Garoowe, Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Soomaaliya la isugu keeni karo nidaamka Federalka oo keliya, Aqoon yahano ka hadlay muhiimadda booqashadda Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud, Fidinta diinta Christain ka iyo kufsiga haweenka ?oo kusoo badanay Somaliland,?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: