Site icon Radio Daljir

Dhagayso Caawa iyo Daljir April – 19 – April – Wariye Xassan Haykal Studio Daljir Boossaaso

Boossaaso, 19 – April – 2016 – Barnaamijka fiidnimno ee caawa iyo daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljri xarunteeda Boosaaso, waxaa caawa barnaamijka idinla socodsiinaya wariye Xassan Haylka, waxaana qodobada aad ku maqli-doontaan ka mid ah.
 
Dowladda Puntland oo deeq waxbarasho u heshay maxaabiista xabsiyada Puntland ku dhaqan.
 
Kooxo hubaysan oo 5 carruur ah iyo haweenay da’ ah dab ku qabad-siiyay deegaan ku yaala gobolka Shabeellada Hoose
 
Dabaylo xooggan oo laga dareemayo deegaan-xeebeedyo ka mid ah koonfurta Soomaaliya
 
Guddiga abaaraha Puntland oo laguddoonsiiyay deeq lacageed
 
DF oo maantay si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay joojisay fiisii dalka Suudaan Iyo qodobo kale:
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran
https://daljir.com//resources2/files/Barnaamijka%20Caawa%20%20iyo%20Daljir%20Xasan%20haykal%20Bosaaso%2019%20-4-2016.mp3?_=1
Exit mobile version