DHAGAYSO: Agaasimaha Guud Idaacadda Daljir oo si Adag uga hadlay Xadhiga Shaqaale ka tirsanaa Idaacadda

Sabti, May 23, 2015 (Daljir) —Agaasimaha guud ee Idaacadda Daljir Axmed Shekh Maxamed Toll man ayaa si adag uga hadlay xadhiga Agaasimihii idacadda Daljir xarunteeda Garowe iyo waliba wariye Jamaal Faarax Aadan,kuwaasi oo maanta la xidhay xilli ay ku jireen howl maalmeedkooda caadiga ah.

 

Dhagayso 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com