DHAGAYSO: MAP iyo Maamulka Daljir oo Canbaareeyay Xadhiga Agaasime Gaardi iyo Wariye Jamaal Faarax

.Sabti, May 23, 2015 (Daljir) —Booliska degmada Garowe ayaa xabsiga dhigay  agaasimihii idaacadda Daljir qaybteeda Garowe iyo weliba wariye Jamaal FAarax Aadan oo kamid ah shaqaalaha xarunta Daljir ee Garowe. Wariye Jaamac Abdurahman ayaa warbixin inooga diyaariyay xadhiga wariyayaasha iyo canbaaraynta Ururuka suxufiyiinta Puntland ee MAP 
 
Dhagayso
 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com