Dhacdo Naxdin leh Abbe Qarixii Zoobe ku Wayeey wil iyo Gabar Garabkiisa ahaa (Daawo)

Dhacdo Naxdin leh Abbe Qarixii Zoobe ku Wayeey wil iyo Gabar Garabkiisa ahaa (Daawo)

Aabe Cumar Xaaji Maxamed Oo Naafo ah isla markaana laba carruur ah oo uu dhalay ku waayey Qaraxii Zoobe ayaa bulshada ka codsaday inay caawiyaan, maadaama meheraddii yar ee uu ku shaqeysan jiray ay bas beeshay, isla markaana uu ku waayay wiil iyo gabar.

Fadlan ku caawi wixii aad awoodo oo kala xiriir Nambarkiisa 00252-615851422

Hoos kadaawo Waraysiga uu siyeey Tvga qaranka Somaliyeed

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com