Maamulka Degmadda Ufayn oo Daljir Uga Warbixiyeey Hormarka ay samaysay Ufayn (dhegayso)

Maamulka Degmadda Ufayn oo Daljir Uga Warbixiyeey Hormarka ay samaysay  Ufayn (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa ka warbixiyay hormaro cusub oo lagu soo kordhiyay degmadaasi oo ay ka mid yihiin dhinacyada bilicda iyo adeegyada bulshada ee degmada, waxaana sidoo kalle dhowaan laga hirgaliyay qaab cusub oo beero ah, guddoomiyaha degmada Cali Jaamac Jibriil ayaa Maxamuud Cabdi Ibraahim uga waramay

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0