Dekeda Bosaaso oo laga hirgaliyah Nidaam cusub oo lagu diiwaan galinayo badeecadaha laguna qaadayo Canshuurta (dhegayso)

Wasaarada maaliyada dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay dajisay qorshe cusub oo lagu diiwaan galinayo alaabta ka soo degta dekeda Bosaaso.

Wasiirka maaliyada Puntland Xasan Shire ayaa kulan kula qaatay magaalada Bosaaso ganacsatada waxaana laysku afgartay in nidaamkan cusub ee diiwaangalinta uu yahay mid ganacsatada ufududeenaya in si fudud ay laabtooda kula soo dagaan ayna ku bixiyaan Canshuurta.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com