Wasiirka Tamarta Puntland“ Majiri doonto cid Puntland uga wakiil noqon doonta Shirarka looga hadlay arimaha Batroolka

HomeWararka

Wasiirka Tamarta Puntland“ Majiri doonto cid Puntland uga wakiil noqon doonta Shirarka looga hadlay arimaha Batroolka

Wasiirka wasaarada Tamarta,Macdanta iyo Biyaha ee dowladda Puntland Axmed Tahran oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Bosaaso ayaa sheegay in dowladda

Madaxweyne Deni oo Kulan La Qaatay Wariyayaasha Gobolka Mudug.
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Dhalinyaro isku xilqaamay Afurinta dadka danyarta ah Bisha Ramadaan oo fariin shacabka u diray (dhegayso|sawiro)

Wasiirka wasaarada Tamarta,Macdanta iyo Biyaha ee dowladda Puntland Axmed Tahran oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Bosaaso ayaa sheegay in dowladda Puntland ay leedahay wasaarad u qaabilsan arimaha Batroolka iyo Macdanta oo aysan jiridoonin cid uga wakiil ah Shirarka lagu qabto dalka dibadiisa ee looga hadlayo arimaha Batroolka.

Waxa uu sheegay in hadalkiisa uu ku wajahanyahay dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shirarka noocaan oo kale ah umatasha maamul goboleedyada dalka ka jira waxaana ka qaybgala madaxda ugu saraysa dalka iyo Wasiiro.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: