Dagaalka Xeraale: “Waxaa la Kala Taabacsanyahay Cadaado iyo Dhuusamareeb” (dhegayso)

Dagaalka Xeraale: “Waxaa la Kala Taabacsanyahay Cadaado iyo Dhuusamareeb” (dhegayso)

Dagaal biloowday duhurkii maanta socdeyna illaa iyo galinkii danbe ee maanta ayaa maanta mar kale ka soo cusboonaaday degmada Xeraale. Dagaalka ayaa waxa isku haya laba kooxood oo kala taagersan Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlu Sunna iyo Maamulka Galmudug.

Deegaanka Xeraale ayaa wixii ka horreeyey sannaadkaan 2017 caan ku ahaa isku duubnaan bulsho iyo deegaanka oo si wadajir u difaaca danaha deegaanka.

Wariye Cumar Lakiman, Daljir Caabudwaaq, ayaa Warbixinta hoose nooga diyaariyey dagaalkii maanta iyo barakaca baahsan ee degmada Xeraale.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com