Wacaal Daray ah, Barcelona: Dhimashadu waa 13, Dhaawucuna 50 Kor buu u Dhaafay

HomeWararka

Wacaal Daray ah, Barcelona: Dhimashadu waa 13, Dhaawucuna 50 Kor buu u Dhaafay

Gaari faan ah, lana nooc ah Noohada weyn ayaa bartahama magaalada Barcelona ee gobolka Katalaaniya waxaa uu darawalkii watay si ula kac u jiirsiiyey d

Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo dib loo furay iyo ciidamadii ku sugnaa oo laga qaaday
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Gaari faan ah, lana nooc ah Noohada weyn ayaa bartahama magaalada Barcelona ee gobolka Katalaaniya waxaa uu darawalkii watay si ula kac u jiirsiiyey dad maraya hareeraha jidka weyn ee bartamaha farasmagaalaha Barcelona, waqtigaas oo jidku dalxiisayaal iyo dal-mareeno la ciirciirayey.

Wadaha gaariga oo magaciisa lagu sheegay Driss Oukabar waa uu ka booday gaariga, laakiin wax yar kabacdi waa laga dabatagay, waana la dilay.

Faahfaahinta daljir.com kala soco.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: