Col. Caarre “Dagaalka Somaliland waxaan ku gubnay sadex gaari” (dhegayso)

HomeWararka

Col. Caarre “Dagaalka Somaliland waxaan ku gubnay sadex gaari” (dhegayso)

Col. Siciid Cawil Jaamnac Caarre oo hogaaminaya jabhadda Dulmi diid ee dagaalka kula jirta Somaliland ayaa sheegay inuu gaadiid ka gubay Somaliland, isagoona guulo ka sheegtay dagaalkii shalay kadhacay deegaanka Tabca  ee hoostagta degmada Cerigaabo. Dhankooda ayuu sheegay inuu khasaare soo gaaray. Maxamuud Cabdi Ibraahim oo Daljir Bosaso ku sugan ayuu u waramay.  

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Booqday Xarunta Safaraddda Soomaaliya ee Sucuudiga
Falanqeyn: Liibiya ma waxa ay qorshe yaal u tahay dalal ay Soomaaliya ka mid tahay, maadaama ay ku loolamayaan waddamada reer Galbeedka iyo kuwa khaliijka?
Dahalinyaro dhac ugaysatay goobo ganacsi oo ku yaala degmada Burtinle (dhegayso)

Col. Siciid Cawil Jaamnac Caarre oo hogaaminaya jabhadda Dulmi diid ee dagaalka kula jirta Somaliland ayaa sheegay inuu gaadiid ka gubay Somaliland, isagoona guulo ka sheegtay dagaalkii shalay kadhacay deegaanka Tabca  ee hoostagta degmada Cerigaabo.

Dhankooda ayuu sheegay inuu khasaare soo gaaray.

Maxamuud Cabdi Ibraahim oo Daljir Bosaso ku sugan ayuu u waramay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: