Garoonka Cawaalle ee Gaalkacyo oo dhismihiisu socdo (dhegayso)

Garoonka Cawaalle ee Gaalkacyo oo dhismihiisu socdo (dhegayso)

Wejiga sadexaad ee dhismaha garoonak kubada cagta ee Cawaale Statidum ee magaalada Gaalakcyo ayaa hadda maraya meel gaba gabo ah, xoghayaha gudiga dhisaya garoonka Cawaale Burhaan Cabdilaahi Shiil ayaa Radio Daljir uga waramay halka uu marayo dhismaha garoonku.

Wariye Hodan Sulub diini ayaa waraysatay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com