Cisbitaalka Magaaladda Badhan oo qalab cafimaad la gaarsiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Cisbitaalka Magaaladda Badhan oo qalab cafimaad la gaarsiyeey (dhegayso)

Maamulka Cisbitaalka Badhan ee gobalka Sanaag ayaa daljir uga warbixiyeey xaaladda Cisbitaalka iyo shaqooyinka uu u qabto Bulshadda Gobalka Sanaag. Guddoomiyaha Cisbitaalka Badhan Axmed Jabriil Cali oo Waraysi gaar ah siyey Radio Daljir ayaa ka warbixiyeey qalab Cafimaad oo Cisbitaalka loogu deeqay iyo ka taxadarka Cudurka Covid19. Hoos kaga bogo.

Daawo degmada burtinle ee gobolka nugaal iyo sida maanta looga ciiday
Ciidamadda Dowladda iyo Alshabaab oo ku dagaalamay Balcad
Bilicda Dhismaha Cusub ee Wasaradda Haweenka Shaqo Ha Lagu Daro (Sawirro)

Maamulka Cisbitaalka Badhan ee gobalka Sanaag ayaa daljir uga warbixiyeey xaaladda Cisbitaalka iyo shaqooyinka uu u qabto Bulshadda Gobalka Sanaag.

Guddoomiyaha Cisbitaalka Badhan Axmed Jabriil Cali oo Waraysi gaar ah siyey Radio Daljir ayaa ka warbixiyeey qalab Cafimaad oo Cisbitaalka loogu deeqay iyo ka taxadarka Cudurka Covid19.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: