Waxgaradka Puntland oo Madaxda iyo Qurbajoogta fariin u diray (dhegayso)

Waxgaradka Puntland oo Madaxda iyo Qurbajoogta fariin u diray (dhegayso)

Caaqil Siciid Cismaan (Shanlayste) oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa Bulshada Puntland, Qurbajoogta ,Culimadda iyo Madaxda ugu baaqay in si wada jiraa laysaga kaashado ka hortaga Covid-19 oo kiisas ka mid ah lagu arkay deegaanada Puntland.

Puntland guud ahaan dadka la diwaangaliyeey Cudurka Covid19 ee laga helay waa 10 qof sida shalay shaaciyeen Guddiga qabilsan Covid19.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com