Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland oo Isku Horfadhiya Gobolka Cayn (dhegayso)

HomeWararka

Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland oo Isku Horfadhiya Gobolka Cayn (dhegayso)

Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan gobolka Cayn ayaa xaqiijiya ammaanka iyaga oo kahortaga Ciidamada Soomaliland ee mararka qaar xadka ka soo

Shaqadii Dekadda Boosaaso oo Maanta Hakad kuyimid (dhegayso)
Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday heerka Class A
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan gobolka Cayn ayaa xaqiijiya ammaanka iyaga oo kahortaga Ciidamada Soomaliland ee mararka qaar xadka ka soo talaaba.

Ciidamada ayaa ku shaqeeya daruufo adag oo ay kala simanyihiin ciidamada kale ee ku sugan gobolada Puntland, sida uu sheegay Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmed Nuur oo kamid ah saraakiisha ciidanka Daraawiishta ee Puntland ee gobolka Cayn.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: