Gurmad la Gaarsiiyey Xarfo oo Shuban-biyood ka Dillaacay (dhegayso)

HomeWararka

Gurmad la Gaarsiiyey Xarfo oo Shuban-biyood ka Dillaacay (dhegayso)

Degmada Xarfo ee gobolka Mudug oo shuban biyood daran uu ka dilacay bishii aynu soo dhaafnay dad badan goobaha caafimaadka loo dhigay dadna ay u dhint

Ciidanka booliska burtinle oo gubay khamri iyo xashiish
Ganacsade jaamac Maxamed Maxamuud Ciise(Good) oo shil gaari ku geeriyooday
Arday Kaalmaha hore ka galay iskuulka Shaafici Qardho oo abaalmarino la gudoonsiyay (dhegayso)

Degmada Xarfo ee gobolka Mudug oo shuban biyood daran uu ka dilacay bishii aynu soo dhaafnay dad badan goobaha caafimaadka loo dhigay dadna ay u dhinteen ayaa hada waxaa cudrkaas la tacaalay dhakhaatiirta ka hawgala degmada iyo kuwa kale oo ay gurmad ka heleen iyo wasaaardada caafimaadka puntland oo iskaashanyaa .

Sida uu radio daljir u sheegy Isu duwaha wasaaradda caafimaadka puntland ee degmada Xarfo ee gobolka Mudug Cabdinuur Jaamac Xirsi-Cabdi Xakiiin Xusein oo garoowe jooga ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: