Ciidanka PSF oo Howlgal Culus ka Fuliyey lana Wareegay Deegaanka Madarshoon

Ciidanka PSF oo Howlgal Culus ka Fuliyey lana Wareegay Deegaanka Madarshoon

Wararka naga soo gaaraya deegaanka buuraleyda Galgala ee gobolka Bari oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad AlShabaab ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas ay weerar ku qaadeen Ciidamo dowladda Puntland ee PSF.

Ciidamada ayaa lagu soo waramaya in ay iska caabin  kala kulmeen maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan Buuraleyda Galgala, waxaana la sheegayaa in ciidanku ay saldhigyadii Alshabaab qabsadeen, kalana wareegeen saad, saanad iyo hub.

Deegaanka Madarshoon wuxuu Galgala ka xigaa dhanka gobolka Haylaan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com