Madaxweyne Farmaajo: Heshiiska Berbera Dawladdu waa ku Hawlantahay Helinta Xog Dhammaystiran (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo: Heshiiska Berbera Dawladdu waa ku Hawlantahay Helinta Xog Dhammaystiran (dhegayso)

Kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furmay, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Fa

Beesha Caalamka oo ku baaqday in si degdeg ah loo bilaabo doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose
Guddoomiyaha DPFZA Jabuuti: Danta DP World waa in ay Jebel Cali badbaadiso
Liiska Xubnaha Guddiga Doorshada Soomaaliya oo la shaaciyay (Akhriso)

Kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furmay, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu kalfadhiga ka jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa.

Madaxwaynaha ayaa ka hadlay mudadi ay jirtay xukuumada Cusub waxyaabaha u qabsomay iyo qorshaha horyaalla waqtiga dhaw. Wuxuu sheegay inay ku guulaysteen qodobo ay ka mid yihiin duulumaadka Muqdisho iyo Nayroobi. Sidoo kale wuxuu sheegay intuusan dhamaan sanadkaan  ay soocelinayaan maamulka hawada ee Soomaaliya.

Madaxwaynaha ayaa ka hadlay heshiiskii ay wada galeen Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ee ku aadan saldhigga Berbera, wuxuuna tilmaamay in uu ahaa mid ay fulisay xukuumaddii hore, dawladuna hadda ay ku hawlatahay helitaanka xog dhammaystiran oo la xiriira heshiis dhexmaray Imaaraadka Carabta iyo xukuumaddii tiisa ka horraysay, markuu xogta helana uu golaha baarlamaanka hordhigi doono.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: