Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Cawaysin wacan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir. Caawa waxaa barnaamijka idina la socodsiinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Dhahar (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Cawaysin wacan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir. Caawa waxaa barnaamijka idina la socodsiinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljir Gaalkacyo.

Caawa & Daljir kaga bogo wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad, wararka ugu waaweyn caawana waxaa ka mid ah:

  • Furitaanka kalfadhigii labaad ee  Baarlamaanka DFS
  • Booliska Nugaal iyo caasimada Garoowe
  • Suxuufi maalinkii 7aad Garoowe ku xiran, yuu se u xiranyahay?

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: