Ciidanka Dowladda, “Ma Haysano Hub aan kula Dagaalano Alshabaab” (daawo)

HomeWararka

Ciidanka Dowladda, “Ma Haysano Hub aan kula Dagaalano Alshabaab” (daawo)

Taliska militeriga Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa shaaca ka qaaday ineysan awood ulaheyn iney la dagaalamaan Kooxda Shabaab maadaama ciidamo aysan ha

Kornel Tuur oo Saaxafadda u soo bandhigay Gadiidka dagaal ee Somaliland laga qabsaday
GUDDOOMIYAHA GUDDIGA DOORASHADA EE FEIT IYO WAFTI UU HOGGAAMINAYO OO KISMAAYO LAGU SOO DHAWEEYEY.
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso|daawo)

Taliska militeriga Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa shaaca ka qaaday ineysan awood ulaheyn iney la dagaalamaan Kooxda Shabaab maadaama ciidamo aysan haysan, War kasoo baxay ciidamada ku sugan gobolkaas ayay ku sheegeen in AlShabaab ay haatan awood uleeyihiin iney si fudud ku qabsadaan magaalooyinka waa weyn ee gobolkaas maadaama aysan joogin ciidamo tiro ahaan iyo tayo ahaan wanaagsan.

https://youtu.be/rpHK-Rlxr_I

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: