Ciidanka Ammaanka oo Ma-Soomayaashii ugu Badnaa ku Qabtay Bossaso (dhegayso)

Ciidamada booliska ee gobolka Bari ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Boosaaso waxa ay ku soo qabteen rag ma soomayaal ah oo bisha Ramadaan oo dabayaaqo ah raashiin ku karsanaayay qaar kamid ah meherado kuyaala bartamaha magaalada  dadkan ciidamadu ay ku soo qabteen howlgalka  ayaa gaarayay kudhawaad 20 qof .

Hadaba Taliyaha Saldhiga bartamaha bosaaso Yuusuf Axmed Cismaan Maxamed ayaa Radio daljir arrimahaasi uga waramay , Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

DHEGEYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com