Waxgaradka Saaxo oo Ka Hadlay Colaad Ka Soo Cusboonaatay Deegaamadaasi (dhegayso)

Waxgaradka Saaxo oo Ka Hadlay Colaad Ka Soo Cusboonaatay Deegaamadaasi (dhegayso)

Salaad jamac warsame oo ka mid ah Nabdoonada degmada Saaxo oo Radio Daljir Warsi siiyey ayaa ka hadalay colaad mudooyinkii danbe ka soo cusboonatay Deegaano katirsan Gobolk Mudug

Nabdoon ayaa sidoo kale ka hadalay shirarka xalka loogu Raadinayo coladas oo ka socday malmihii lasoo dhafay Magalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug   Shafici Abdulkadir Warsame oo Ku sugan Daljir Galkacyo ayaa waraystay Nabdoon.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com