Ciidamadda Amniga Qardho oo xiray nin lagu eedeyeey kufsiga gabar yar (Daawo)

Ciidamada booliska ee magaalada Qardho ayaa soo xiray nin lagu eedeeyey fal kufsi ah inuu ugaystay gabar 13jir oo kunool magaalada Qardho.

Kufsigan ayaa noqday mid argagax ku beeray bulshada magaalada Qardho.

Dhame Siciid Xirsi Ibraahin oo ah Taiyah Saldhiga Bartamaha ee degmada, ahna siihayaya xilka ayaa radio Daljir waxa uu uga aramay sida ay ugu suurta gashay qabashada ninka falka kufsiga gaystay.

Hoos ka daawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com