MAANHADAL: Saameyn noocee ah ayay ku lahaayeen badeecadaha ka imanjiray deegaanada Soomaaliland suuqa ganacsiga Puntland (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: Saameyn noocee ah ayay ku lahaayeen badeecadaha ka imanjiray deegaanada Soomaaliland suuqa ganacsiga Puntland (dhegayso|daawo)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa aragtida shacabka ee ku aadan go’aankii dowladda Puntland ay canshuurta xaddhaafka ugu soo rogtay badeecadaha kayimaada Somaliland.

Somaliland ayaa horay loo gayn jirin badeecadaha kayimaada Puntland.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Aqoonyahano iyo ganacsato, wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman ayaa soo jeedinaya.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com