Ciidamada PSFta oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan Daacish

Ciidamada PSFta oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan Daacish

Ciidamada gaarka ah ee PSF oo ay wehelinayaan ciidamada Gaarka ah ee Marineska ayaa hawlgalo qorshaysan oo ka dhan ah kooxda Daacish ka fuliyay toga Miraale Subaxnimadii Jimcaha kuna Dilay 4 Daacish ah oo midi madaxsare yahay.

Toga Miraale ayaa qiyaastii 27 km dhanka Bari kaxiga magaalada Bossaso, sidoo kalena ciidamada PSF ayaa hawlgalo culus ka fuliyay gudaha Bossaso iyagoo kusoo qabqabtay dad looga shekisanyahay Alshabaab iyo Daacish oo tiradoodu gaaraysa 57 Qof.

hawlgaladan ayaa imaanaya xili madaxweynaha Puntland lafilayo in uu soo gaaro magaalada Bossaso 10ka bishan.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.com.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0