Category: Wararka

1 861 862 863 864 865 2,819 10356 / 33825 POSTS
Fariin caafimaad bulshada iyo  saamaynta safmareenka Covid 19

Fariin caafimaad bulshada iyo saamaynta safmareenka Covid 19

Fariin caafimaad bulshada iyo ka hortaga saamaynta cudurka safmareenka  ah ee Covid 19, Fariintan waxay ka timi Hay'ada Care International oo kaashana [...]
MAXAA LAGA FILAN KARAA MAANTA, MAXKAMADA CADAALADA  EE ADDUUNKA ICJ? (daawo)

MAXAA LAGA FILAN KARAA MAANTA, MAXKAMADA CADAALADA EE ADDUUNKA ICJ? (daawo)

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa maanta oo Isniin ah dhageysaneysa kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo si weyn loo wada [...]
Xulashada Daljir & Hodan Sulub Diini, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Hodan Sulub Diini, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso kasoo jeedinaysa Hodan Sulu [...]
Wasaaradda Cafimaadka DFS oo faahfaahin kabixisay talaalka cudurka karoonaha ee la geyeey Muqdisho

Wasaaradda Cafimaadka DFS oo faahfaahin kabixisay talaalka cudurka karoonaha ee la geyeey Muqdisho

Shixnadii u horeysay ee tallaalka COVID-19 ee barnaamijka Covax ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho. Illaa 300,000 ayaa la sheegay inuu gaarayo t [...]
Ciidamadda Dowladda oo howlgalo ka sameyeey Shabeelaha Hoose

Ciidamadda Dowladda oo howlgalo ka sameyeey Shabeelaha Hoose

Ciidanka Danab ee ka howlgalla gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in gaari Qarax siday oo ay leeyihiin Al-Shabaab ay ku gubeen tooratoorow ka dib [...]
Diyaarad siday talaalka Cudurka Karoonaha oo Muqdisho ka dagtay (Sawiro)

Diyaarad siday talaalka Cudurka Karoonaha oo Muqdisho ka dagtay (Sawiro)

Waxaa goor dhow Muqdisho soo gaartay diyaarad siday talaalka cudurka Karoonaha oo markii ugu horreysay lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho. Talaalk [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Martisoor, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan): Halgan Nololeed oo aad u Dheer Miyi illaa Muqdisho (daawo Qaybta 1aad)

Martisoor, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan): Halgan Nololeed oo aad u Dheer Miyi illaa Muqdisho (daawo Qaybta 1aad)

Waa Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) iyo Halgan Nololeed oo aad u Dheer Miyi illaa Muqdisho iyo Wakhtigii Yaraanta & Noloshii Rajonimada (Hooyo la' [...]
FAAHFAAHIN: DIL KA DHACAY TUULADA CEELMAAl, EE DDS (daawo)

FAAHFAAHIN: DIL KA DHACAY TUULADA CEELMAAl, EE DDS (daawo)

Tuulada Ceelmaal ee Dagmada Tuli- Guuleed ayaa lagu dilay laba qof, halka mid kalena lagu dhaawacay. Dilka waxaa gaystay Dablay Hubaysan oo kamid a [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
XILDHIBAAN HORE DHOORE: “LACAGTA NALAGU RIDAY HADII LAGU DHISI LAHAA WADADA CEELDAAHIR & CEERIGAABO MAR HOREY DHAMAAN LAHAYD” .

XILDHIBAAN HORE DHOORE: “LACAGTA NALAGU RIDAY HADII LAGU DHISI LAHAA WADADA CEELDAAHIR & CEERIGAABO MAR HOREY DHAMAAN LAHAYD” .

XILDHIBAAN HORE CABDIRAXMAAN DHOORE: “LACAGTA NALAGU RIDAY HADII LAGU DHISI LAHAA WADADA CEELDAAHIR & CEERIGAABO MAR HOREY DHAMAAN LAHAYD” | Q2AAD WAR [...]
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho. https://soundcloud.com/user-995878235/wa [...]
1 861 862 863 864 865 2,819 10356 / 33825 POSTS