Category: Wararka
-
Turkiga oo ka hadlay doorashadda Soomaaliya & khilaafka taagan
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in Turkiga uu ka taageerayo Soomaaliya sidii loo xallin lahaamuranka hareerayay in la qabto doorashooyinka dalka Soomaaliya. Wareysi uu siiyay Wakaalada wararka ee Anadolu ayuu kaga hadlay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga arrimo badan oo ay ka mid tahay doorashooyinka dalka Soomaaliya. “Waa muhiim in xal ay wadajir…
-
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay ehelada Marxuum Cali Mahdi (Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ubadka, qoyska iyo qaraabada Madaxweynihii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo maanta aas qaran loogu sameeyey Muqdisho Madaxweynaha ayaa la wadaagay ubadka, qoyska iyo qaraabada Marxuumka in maamuuska Qaran ee Dowladda Soomaaliya ay u sameysay Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed ay…
-
Golaha Amaanka Qaramada midoobey oo ku baaqay in la qabto doorasho
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo shalay jimcihii shir gaar ah ka yeeshay Arrimaha Soomaaliya ayaa u kordhiyay waqtiga howlgalka Ciidamada AMISOM, iyagoo ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Soomaalida inay qabtaan doorashooyin aan mar kale dib u dhicin. Qoraal ka kooban 13 bog oo ay soo diyaarisay dowladda Britain ayaa waxaa ansiyay 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka.…
-
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Qardho nooga soo daadihinaya Wariye Najiib Zaki Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
WARAYSI GAAR AH: EX XILDHIBAAN CABDIRAXMAAN DHOORE QEYBTI 1AAD
-
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka habeenimo ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso.
-
DEGMADA GURSUM EE DDS
-
Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi oo Muqdisho lagu Aasay (Sawiro)
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhamaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweyneyaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo Aas-Qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho. Diyaaraddii sidday Maydka Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed ayaa markii ay soo…
-
MAANHADAL | DACWADDA BADDA SOOMAALIYA & KENYA (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo maanta uga hadli doono kiiska dacwadda Badda Soomaaliya& kenya kaas oo 15 Bishan ka furmi doona Maxkamadda ICJ. Hoos kaga bogo.
-
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdirisaaq Faamoos (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Cabdirisaaq Cabdala Faamoos. Hoos kaga bogo.
-
Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay inay ka guuleysan doono Covid-19
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dowladiisa ay dardar-galin doonto dagaalka ka dhanka ah feyriska Corona. Mr Biden ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu heli doono tallaal ku filan kaasi oo ay qaadan doonaan dhammaan dadka waawayn ee Mareykanka dabayaaqada bisha May. Khudbad uu telefishinka ka jeediyay ayuu Mr Biden waxaa uu intaa…
-
Golaha ammaanka oo shir deg-deg ah ka yeelanaya arrimaha Soomaaliya
Golaha Amaanka ee qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in maanta oo jimco ah kulan ay yeelanayaan ugaga hadlaan arrimihii ugu dambeeyay ee siyaasada dalka Soomaaliya. Ergayga gaarka ah xoghayah guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan soomaaliya James Swan ayaa lagu wadaa in warbixinadii ugu dambeeyay ee dadaalada qaramada Midoobay u gudbiyo shirka. Golaha ammaanka ayaa…