Category: Wararka
-
DUQA DEGMADDA BADHAN OO KA HADLAY BIYO LA’AAN KAJIRTA QAYBO KAMID AH GOBALKA SANAAG
-
Madaxweynaha Puntland oo Hoygiisa ku qaabilay Midowga Musharixiinta (SAWIRO)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.
-
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso kasoo jeedinaysa Faadumo Deggan Daahir. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Shan qodob oo muujinaya sida Kenya ay u diidaneyd ICJ (AKHRISO)
Iyadoo maalinta berri lagu wado in Maxkamadda ICJ ay bilowdo dhageysiga dacwadda Badda ayaa waxaa soo baxaya in Kenya ay qorsheyneyso inay ka baaqato dhageysiga dacwadda. Kenya ayaa waligeed diidaneyd in dacwada badda lagu dhammeeyo Maxkmadda horteeda, waxaana taa bedelkeed ay rabtay in wadahadal iyo meelo kale lagu xalliyo. Hase ahaatee dowladda Soomaaliya oo dacwada…
-
Soomaaliya oo ka hadashay Qaxootiga ku tabaalaysan Yemen
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa sheegay in boqollaal qaxooti ah Soomaali ah dalkooda hooyo dib loogu soo celin doono dhammaadka bishaan aynu ku jirno ee Maarso. Waxaa uu sheegay in dhibaatooyin dhanka nolosha ah ay heystaan dadka Soomaaliyeed ee halkaasi kunool. Danjire Cabdullaahi Xaashi Shuuriye ayaa sheegay in ay dedaal badan ugu jiraan…
-
Farmaajo oo ka hadlay geeridii ku timid Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Wasiirkii Hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya Janaraal Cabdiraxmaan Maxamuud Cali-Bayr oo ku geeriyooday magaalada Nayroobi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in Marxuumku uu muddo dheer u soo adeegay Qaranka Soomaaliyeed,…
-
Saaka & Dunida iyo Cabdinaasir jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inooga ka daadihinaya Wariye Cabdinaasir Jeekeey. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Qodobo xiiso badan ayaad Barnaamijka Caawa ku maqli doontan. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
-
Wacaal Darey ah: Afar qof oo ku dhintay shil dhiyaaradeed, dalka Kazakhstan
Afar qof ayaa ku dhimatay diyaard ciidan oo ku burburtay dalka Kazakhstan Shaqaalaha gurmadka deg dega ee dalka Kazakhstan ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen diyaarad ku burburtay magaalada Almaty oo ay ku dageysay. Diyaarada oo ka duushay magaalada caasumada Nur-Sultan ayaa waxaa iska lahaa ciidanka ilaalada xuduudaha ee dalka Kazakhstan. Wakaalada…
-
Madaxweyne Deni oo gaaray Muqdisho iyo Amnigiisa oo aad loo adkeeyay (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Waxaan kusoo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano, iyo qaar kamd ah Midowga Musharaxiinta Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa watay ilaalo aad uhubaysan, kuwaas oo amniga madaxweynaha sugaya. Shirka madaxda DFS iyo dowlad goboleedyada ayaa lafilayaa in uu ka…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani
-
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararka ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed.