MAXAA LAGA FILAN KARAA MAANTA, MAXKAMADA CADAALADA  EE ADDUUNKA ICJ? (daawo)

HomeWararka

MAXAA LAGA FILAN KARAA MAANTA, MAXKAMADA CADAALADA EE ADDUUNKA ICJ? (daawo)

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa maanta oo Isniin ah dhageysaneysa kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo si weyn loo wada

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Agaasima Waaxeedyada Wasaaradda
Soomaaliland,”Ciidankeenu Waxay Kujiraan Dagaalka Buuhoodle Askar Ayaana Nooga Dhimatay” (daawo)
AMISOM oo shaacisay inay xirtay Xaruntoodii ugu weyneyd ee Xalane

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa maanta oo Isniin ah dhageysaneysa kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo si weyn loo wada sugayo dhageysiga dacwadda oo horay Maxkamadda u mudeysay inay bilaabaneyso 15-ka bishan.

Hadab maxaa laga filan karaa maxamada cadaalada adduunka ee ICJ? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Barafasoor Cabdisalaan Maxamed Cali Faarax (Dhoolayare)

Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0