Ciidamadda Dowladda oo howlgalo ka sameyeey Shabeelaha Hoose

HomeWararka

Ciidamadda Dowladda oo howlgalo ka sameyeey Shabeelaha Hoose

Ciidanka Danab ee ka howlgalla gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in gaari Qarax siday oo ay leeyihiin Al-Shabaab ay ku gubeen tooratoorow ka dib howlgal ay halkaasi ka fuliyeen. Waxa ay sheegeen in gaariga Qaraxa siday uu ahaa Saaruf, islamarkaana ciidanka Danab ay beegsadeen ka dib markii ay heeleen xog ku saabsan.

Kalluumaysatada Bosaso oo amar lagu siiyay inay ka guuraan Necfishka Bosaso (daawo)
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal , Boosaso (dhegayso)
MAANHADAL: Wakhtiga dheeraaday ee halganka Laascaanood iyo waxa la gudboon bulshada deegaanka

Ciidanka Danab ee ka howlgalla gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in gaari Qarax siday oo ay leeyihiin Al-Shabaab ay ku gubeen tooratoorow ka dib howlgal ay halkaasi ka fuliyeen.

Waxa ay sheegeen in gaariga Qaraxa siday uu ahaa Saaruf, islamarkaana ciidanka Danab ay beegsadeen ka dib markii ay heeleen xog ku saabsan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: